Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Geeryooday

ALLE ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland, Jeneraal Cade Muuse Xirsi ayaa goor dhaweyd geeryooday.

Marxuumka ayaa ku geeryooday magaalada Shaariqa ee Isu Tagga Imaaraadka Carabta, sida loo xaqiijiyay Warbaahinta.

ALLE ha u naxariisto, Aamiin.

ALLE ha u naxariistee Jeneraal Cade Muuse Xirsi ayaa la sheegay inuu u geeryooday xanuun mudooyinkii u dambeeyay hayay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)