Xassan, Cumar, Farmaajo Iyo Shariif Oo Hoggaaminaya Wareegga Koowaad (Akhriso)

21 Musharax ayaa u tartamaysay Wareegga Koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana hoggaanka u haya 4 Musharax oo la saadaalinayay.

Xassan Sheikh Maxamuud 90 Cod
Maxamed C/llaahi Farmaajo 71 Cod
Sheikh Shariif Sheikh Axmed 49 Cod
Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke 36 Cod

Fikradaha Akhristayaasha (0)