Somali News

Jaaliyadda Soomaaliyeed oo beenisay warar sheegaya in lagu xadgudbo Somalida ku dhaqan Dubai (U A E).

Dalka Emaaraatka (UAE) waa dalka labaad ee Soomalida ugu badani ay ku nool yihiin wadamada caalamka, waxaana dalkan ku dhaqan Soomaali gaaraysa 130.000 oo qof.

Continue Reading »

Qeybta Somali News

(Dhageyso)-Beesha Tanade Daarood oo ku dhaaqaday in ay ka Tashaneyso Masiirkeeda Siyaasadeed.

Mudo sadax bilood ah oo shir Magaaladda Garowe uga soconayay Odayaal Waxgarad Siyaasiyiin Duqey dhaqan ka soo jeeda beesha Tanade Daarood oo ka Mid ah

Continue Reading »

Somali News Archives

Wafdi Ka Socda Xukuumada Puntland Oo U Safraya af,urur
- Jun 12, 2017
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa waxaa maanta ka amba baxay Wafdi ka socda dawlada Puntland, kuwaas oo ah guddi Madaxweynaha Puntland uu u saaray dhacdadii Af-urur. Wafdiga ayaa waxa ...
Dacwad ooge shaqada laga eryay ‘markii uu taleefoonka ka qaban waayay Trump’
- Jun 12, 2017
Dacwad ooge sare oo isaga oo heer faderaal ka soo shaqeeyay magaalada Ney York ayaa shaaciyay in Trump uu shaqada ka tiray ka dib markii uu uu madaxweynuhu wakhtiyo kala ...
Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Shir Wadda-tashi Ah oo Ku Saabsan Nidaamka Xisbiyadda Badan ee Puntland (SAWIRO)
- Jun 11, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta PDRC kaga qayb galay shir wadda-tashi ah oo ku saabsan nidaamka xisbiyada badan ee Puntland. Madaxweynaha ...