Wararka

Badmaaxayaal Maraykan Ah oo la Helay Maydadkoodii

Todobo badmaaxayaal Mareykan ah oo sarnaa markab dagaal oo uu leeyahay Mareykanka, muddo laba maalmood na la la’aa ayaa la helay iyagoo meyd ah, ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka

Masar Iyo Itoobiya Oo U Doodaya Cumar Al Bashiir

Dublamaasiyiin sarsare oo ka tirsan dawladaha Masar iyo Itoobiya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey horgeeyey dalab ah in madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir laga

Continue Reading »

Wararka Archives

Golis Oo $ 15,000 Ugu Deeqday Dib U Dhiska Isbitaalka Gaalkacyo
- Jun 11, 2017
Shirkadda Isgaarsiinta Golis ayaa lacag ugu deeqday Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo, waxaana ay maanta ku wareejisay Guddiga dib u dhiska Isbitaalkaasi. Maamulaha Shirkada Golis ee magaalada Gaalkacyo, Faarax Bootaan Faarax, ayaa ...
Sucuudiga Oo Soomaaliya Ku Khasbaya In Ay Xiriirka U Jarto Qadar
- Jun 11, 2017
Dowladda Sacuudiga ayaa lagu waramayaa in ay cadaadis ba’an ku saareyso dowladda Soomaaliya in ay dib uga laabato mowqifka ay ka qaadatay khilaafka ka taagan wadamada Carabta islamarkaana xiriirka u ...
Afar Dal oo Carbeed oo Xiriirka u Jaray Qatar
- Jun 5, 2017
Dalalka Saudi Arabia, Bahrain, Imaaraadka iyo Masar, ayaa maanta ku dhawaaqay inay xiriirka diblomaasiyeed u jareen dalka Qatar, ayaga oo ku eedeeyey inuu taagero argagixisada. Dalalkan ayaa midba si gooni ah ...
Caasimadda Oo Ka Soo Reyneysa Amni Daradii
- Jun 5, 2017
Kadib hawlgalo ay sameeyeen ciidamada kala duwan ee dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in amnigii magaalada caasimadda ah uu aad oga soo reynayo maalmihii ...
Gaas Oo Isku Shaandhayn Sameeyay (Akhriso)
- Jun 5, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 June 2016 Xafiiskiisa kasoo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr. 55  June 05, 2017 Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay :         Dastuurka ...
Farmaajo Oo Caawa Khudbad Jeediyay (Akhriso)
- Feb 9, 2017
"Waxaan rabaa in aan u mahadceliyo shacabka Soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan oo runtii ay ku jiraan dabaal deg kasoo bilowmay guushii xalay la igu doortay in aan madaxweynaha ...
Erdogan Oo Taleefoon Kula Hadlay Farmaajo
- Feb 9, 2017
Madaxweynihii ugu horeeyey ee soo wacay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu noqdey madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan, wuxuuna ugu hambalyeeyey doorashadiisa. Erdogan ayaa Madaxweeynaha cusub ee Soomaaliya ...
Farmaajo Oo Diiday In Ciidamo Ajaanib Ah Ilaaliyaan
- Feb 9, 2017
Waxaa soo ifbaxay muuqaalo muujinaya madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo iska daba reebaya askari AMISOM oo dabo socdey markii uu kasoo baxay goobtii doorashada. Farmaajo ayaa markii dambe waxaa ammaankiisa ...

Next Page »